halkudheg
(m.l) (-gyo, m.dh)

1. Dulucda hadalka ku jirta. 2. Hadal kooban oo murti xambaarsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halkudheg

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg