hallaabid
(m.f.dh)

eeg hallow².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hallaabid

foolhallaabid [m.f.dh]
eeg foolhallow². ld foolhallow¹ (2), fooltag¹, fooltegid.

hallow [m.l]
1. ld hallaabid. Lumidda wax ka lumaan jidka toosan. 2. H. ah: nafley jidkii toosnaa ka luntay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg