hallow
(m.l)

1. ld hallaabid. Lumidda wax ka lumaan jidka toosan. 2. H. ah: nafley jidkii toosnaa ka luntay.

hallow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-laabay, -lowday; -laabi)

1. Wax lumid. 2. Wax qarraabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hallow

foolhallow [m.l]
1. Dheddig foolanaya oo xanuun la lumay. 2. ld foolhallaabid.

foolhallow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-laabay,-lowday; -laabi)
Dheddigood foolanaya xanuun la lumid. ld fooltag².

hallaabid [m.f.dh]
eeg hallow².

hallowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley wax jidka toosan ka lumay ahaansho.

hallowsanaan [m.f.dh]
eeg hallowsan. ld hallowsanaansho.

hallowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hallowsanaan.

hasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax nijaasi ku hallowday ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg