halmaamid
(m.f.dh)

eeg halmaan². ld halmaan¹, hilmaamid, hilmaan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halmaamid

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.

halmaan [m.l]
1. Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray. 2. ld halmaamid.

hilmaamid [m.dh]
ld halmaamid.

hilmaan [m.l]
ld halmaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg