halmaansii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Qof wax illoowsiin. ld hilmaansii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halmaansii ↴
halmaansiin [m.f.dh]
eeg halmaansii. ld halmaansiis, hilmaansiin.
halmaansiis [m.l]
ld halmaansiin.
hilmaansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld halmaansii.
hilmaansiin [m.dh]
ld halmaansiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg