haloosi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

H. ah: jid weyn oo aan lahayn dhagxan, geedo, godad iwm. ld haloodi.

haloosi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Dad badan hees wada qaadid. 2. Ku h.: wax jid weyn, toosan oo aan dhib lahayn marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haloosi

haloodi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld haloosi¹.

haloosin [m.dh]
ld haloosiyid.

haloosiyid [m.f.dh]
eeg haloosi². ld haloosin.

halow [m.dh]
1. ld galow. Meesha godan ee ay iska galaan luqunta iyo sakaarka; dhuun, rubad. 2. H. ah: waddo haloosi ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg