halqaad
(m.l)

1. Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro. 2. ld halqaadid.

halqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Shax la degey si loo ciyaaro hog u banneyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halqaad

gersurasho [m.dh]
eeg halqaad (2): Shax la degay si loo ciyaaro hog u banneyn. ld gersuri.

halqaadid [m.f.dh]
eeg halqaad². ld halqaad¹ (2).

halraac [m.l]
Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg