halqabsi
(m.l)

ld halqabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halqabsi

halhays [m.l]
1. Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi. 2. ld halhayn.

halqabsasho [m.f.dh]
eeg halqabso. ld halqabsad, halqabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg