halqabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Ku h.: qof in uu hadal guro u adeegsasho. 2. Ku h.: wax, wax kale tilmaan ugu qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halqabso

halqabsasho [m.f.dh]
eeg halqabso. ld halqabsad, halqabsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg