halraac
(m.l)

Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.

halraac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halraac

halraacid [m.f.dh]
eeg halraac².

jararaac [m.l]
ld halraac¹.

jararaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld halraac².

jararaacid [m.dh]
ld halraacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg