halraacid
(m.f.dh)

eeg halraac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halraacid

jararaacid [m.dh]
ld halraacid.

halraac [m.l]
Qaadid shax la halqaaday mid u dhow la qaado.

halraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Shax, dhagax la qaaday mid u dhow ka dab qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg