halwis
(m.l)

Miro qolof ka saarid. ld halwin (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halwis

halwin [m.f.dh]
1. ld halwis. eeg halwi. 2. ld qalwin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg