halwo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-waday, -watay)

Ku h.: Wax, wax ka weyn ku dhex shubmid ama ku dhex dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halwo

halwasho [m.f.dh]
eeg halwo. ld halwad.

khalwo [m.dh]
ld khilaawo.

shalwo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-waday, -watay)
Ku sh.: meel hoos u dheer oo ciriiri ah ku dhicid.

hal [m.l] (-lo, m.l)
1. Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow. Tus. “Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar”. 2. Eray; hadal. 3. H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. Tus. “Annagu hal baynu nahay”. 4. Meel; xag. Tus. “Halkan dhig: meeshan dhig”.

hal [m.dh] (-lo, m.l)
Neef geel dhedig ah oo curtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg