hamaanid
(m.f.dh)

eeg hamaan². ld hamaan-sad, hamaansasho, hamaansi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamaanid

hamaansasho [m.f.dh]
eeg hamaanso. ld Hamaansi; hamaanid.

hamaan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Nin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld haamaan.

hamaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg