hamaansasho
(m.f.dh)

eeg hamaanso. ld Hamaansi; hamaanid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamaansasho

halaaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.

hamaanid [m.f.dh]
eeg hamaan². ld hamaan-sad, hamaansasho, hamaansi.

hamaansad [m.l]
ld Hamaansasho; hamaa-nid.

hamaansi [m.l]
ld hamaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg