hambaabir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambaabir

hambaabirid [m.f.dh]
eeg hambaabir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg