hambaasi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid maaweelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambaasi

hambaas [m.l]
ld hambaasid.

hambaasid [m.f.dh]
eeg hambaas². ld hambaas¹.

hambaasin [m.f.dh]
eeg hambaasi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg