hambalyee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yaysay)

Cid hambalyo u jeedin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambalyee

dhambaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo. 2. Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.

hambalyayn [m.f.dh]
eeg hambalyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg