hambaraac
(m.l)

Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hamboraac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hambaraac

hamboraac [m.l]
Qof hunguri xun oo meelaha raqdu taal aan laga waayin. ld hambaraac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg