hamboorri
(m.l)

Riixdin; jug; garabgal.

hamboorri
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

1. Wax hore u tuurid. 2. Wax ku walaahoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamboorri

hamboorriyid [m.f.dh]
eeg hamboorri².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg