hamir
(m.l)

ld himir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamir

himir [m.dh]
Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.

karro [m.dh]
Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.

ham [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg