hammuude
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

Geed yar oo dhulka ku faalala oo miro la cuno dhala. ld hammuudo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hammuude

hammuudo [m.dh]
Nagaar dhulka ku faalala oo dhala miro yar yar, dhanaan oo la cuno. ld hammuude.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg