hammuudo
(m.dh)Nagaar dhulka ku faalala oo dhala miro yar yar, dhanaan oo la cuno. ld hammuude.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hammuudo ↴
hammuude [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Geed yar oo dhulka ku faalala oo miro la cuno dhala. ld hammuudo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg