hamuudo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Nagaar dhulka ku faalala oo miro yaryar, dhannaan oo la cuno leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamuudo

hamuu [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg