hamuuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)

Qof hammuun qaba ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamuuman

hamuumnaan [m.f.dh]
eeg hamuuman. ld hammuumnaansho.

safrad [m.dh]
Baahida la dareemo marka la hamuumanyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg