hamuuntir
(m.l)

Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.

hamuuntir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamuuntir

hamuuntirad [m.l]
ld hamuuntirasho.

hamuuntirasho [m.f.dh]
eeg hamuuntiro. ld hamuuntirad.

hamuuntirid [m.f.dh]
eeg hamuuntir².

hamuuntiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Hamuun iska bi'in.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg