hamuuntirad
(m.l)

ld hamuuntirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamuuntirad

hamuuntirasho [m.f.dh]
eeg hamuuntiro. ld hamuuntirad.

hamuuntir [m.l]
Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.

hamuuntir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg