hamuuntirid
(m.f.dh)

eeg hamuuntir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hamuuntirid

hamuuntir [m.l]
Cunto yar oo hamuunta la isaga bi'iyo.

hamuuntir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof cunto yar oo hamuun lagu bi'iyo siin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg