hanad
(m.l) (-ddo/-dyo, m.dh)

Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanad

ciidmaris [m.l]
Hab loo ciqaabo qofka hanadu gasho (herin).

han [m.l]
Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg