hanaq
(m.l) (-qyo, m.dh)

Dhuunta meesheeda hoose oo godan; galaw; halaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanaq

garoomey [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
G. ah: gabar yar, hanaqaad galeen ah oo aan weli timatidcan. ld garaamm.

hanaqaad [m.l]
1. H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal. 2. Diric, geesi. 3. ld hanaqaadid.

hanaqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.

hanaqaadid [m.f.dh]
eeg hanaqaad². ld hanaqaad¹ (2).

rujub [m.l] (-byo, m.dh)
Maroodi lab oo hanaqaad ah oo ka takooran raxantiisa.

shanaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nqay, -naqday; -nqi)
Cid deldelid.

tisqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Hanaqaadid (qof). 2. Badasho (xoolo).

han [m.l]
Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg