handadid
(m.f.dh)1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh handadid ↴
haddidid [m.f.dh]
eeg haddid². ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid
handad [m.l] (-dyo, m.dh)
. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
hanfadid [m.dh]
ld handadid.
handad [m.l] (-dyo, m.dh)
. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
handad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Qof u cagajuglayn. 2. (f.mg) Bootin fudud nafley dagaal maagani boodid. 3. (f.mg) Qof hurda nixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg