handaraab
(m.l) (-byo, m.dh)

Bir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.

handaraab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aabay, -aabtay)

Albaab handaraab gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh handaraab ↴

handaraaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Albab wax la handaraabay ahaansho.

handaraabasho [m.f.dh]
eeg handaraabo.

handaraabid [m.f.dh]
eeg handaraab².

handaraabnaan [m.f.dh]
eeg handaraaban. ld handaraabnaansho.

handaraabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld handaraab-naan.

handaraabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-bay, -btay)
Albaab handaraab ku xirasho.

qataar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab. 2. Bir xoog leh oo qoryaha iyo dhagxaantaba lagu jajebiyo. 3. Q. ah: baabuur aad u duugoobay oo kala daadsan laakiin socda. 4. Nooc sixirka ka mid ah oo inta geed musmaar lagu taago isla markiiba qofka la sixraayo xanuunsada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg