handaraabid
(m.f.dh)

eeg handaraab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh handaraabid ↴

handaraab [m.l] (-byo, m.dh)
Bir albaabada lagu qataaro qufulkana lagu xiro.

handaraab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aabay, -aabtay)
Albaab handaraab gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg