hanfaafuryo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfaafuryo

hanfaafurro [m.dh]
ld hanfaafuryo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg