hanfadid
(m.dh)

ld handadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfadid

handadid [m.f.dh]
1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.

hanfad [m.l]
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.

hanfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg