hanfadin
(m.dh)

ld handadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfadin

handadin [m.l]
eeg handadi. ld hanfadin.

hanfad [m.l]
Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.

hanfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg