hanfaf
(m.l)

ld handad¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfaf

caradhaban [m.l]
Xanuun hanfaf leh oo oogada laga dareemo.

handad [m.l] (-dyo, m.dh)
. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.

hanfaafurraysad [m.l]
ld hanfafurraysasho.

hanfafid [m.dh]
eeg handad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg