hangaggurree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hangaggurree

hangaggurreyn [m.f.dh]
eeg hangaggurree. ld hangaggurro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg