hangaggurreyn
(m.f.dh)

eeg hangaggurree. ld hangaggurro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hangaggurreyn

hangaggurro [m.dh]
1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg