hangaggurro
(m.dh)

1. Canaan kulul oo cid loo jeediyo. 2. Si qarsoodi ah oo cid loo waxyeelleeyo. ld hangaggurreyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hangaggurro

hangaggurreyn [m.f.dh]
eeg hangaggurree. ld hangaggurro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg