hangal
(m.l)

ld hanqal¹.

hangal
(m.dh) (-llo, m.dh)

Maro cad oo ay in muddo ah xirato haweeney ninkeedii dhintay; asay. ld hengel².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hangal

dhangalaasayn [m.f.dh]
eeg dhangalaasee.

dhangalaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Cid dharbaaxid.

dhangalaaso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.

hangalle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Orod hal lug lagu ordo.

hangallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hangalle samayn.

hangalleyn [m.f.dh]
eeg hangallee. ld hangalleys.

hangalleys [m.l]
ld hangalleyn.

hanqal [m.l]
Qaarka sare ee dadka inta madaxa iyo caloosha u dhexeysa. ld hangal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg