hanjabid
(m.f.dh)

eeg hanjab. ld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjabid

hanjabaad [m.dh]
Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo. ld hanjabid.

hanjabo [m.dh]
ld hanjabid.

hanjamaad [m.dh]
ld hanjabid.

hanjamid [m.dh]
ld hanjabid.

hanjamo [m.dh]
ld hanjabid.

ribee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
1. Cid masabidid. 2. U r.: cid u hanjabid.

hanjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
U h.: qof u cagajuglayn. ld hanjan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg