hanjaleeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjaleeli

hanjaleelin [m.f.dh]
eeg hanjaleeli. ld hanjialeelis.

hanjaleelis [m.l]
ld hanjaleelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg