hanjaleelo
(m.dh)

Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjaleelo

diliq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lqay, -liqday)
Ilmo yar oo dad hanjaleelo daadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg