hanjeel
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-eelay, -eeshay)

Da'yaraan ku dhimasho (dad iyo xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjeel

hanjeeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley da'yar ku dilid.

hanjeelid [m.f.dh]
eeg hanjeel.

hanjeelin [m.f.dh]
eeg hanjeeli. ld hanjeelis.

hanjeelis [m.l]
ld hanjeelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg