hanjeeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley da'yar ku dilid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjeeli

hanjeelid [m.f.dh]
eeg hanjeel.

hanjeelin [m.f.dh]
eeg hanjeeli. ld hanjeelis.

hanjeelis [m.l]
ld hanjeelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg