hanjiid
(m.l)

Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.

hanjiid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Gocoso gacan qob uga saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjiid ↴

hanjiidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Gocoso gacan qob uga saarayo ahaansho.

hanjiidasho [m.f.dh]
eeg hanjiido.

hanjiidid [m.f.dh]
hanjiid².

hanjiidnaan [m.f.dh]
eeg hanjiidan ld hanjiidnaansho.

hanjiidnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hanjiidnaan.

hanjiido [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-daday, -datay)
Gocoso, qob gacan kaga saarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg