hanjiidan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Gocoso gacan qob uga saarayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanjiidan

hanjiidnaan [m.f.dh]
eeg hanjiidan ld hanjiidnaansho.

hanjiid [m.l]
Qob ka saaridda in yar oo gocoso ah gacan qobka looga saaro.

hanjiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Gocoso gacan qob uga saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg