hankaag
(m.l)

Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.

hankaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hankaag

hankaagid [m.f.dh]
eeg hankaag².

hankaagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax hankaag la kulmay ahaansho.

hankaagsanaan [m.f.dh]
eeg hankaagsan. ld hankaagsanaansho.

hankaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hankaag-sanaan.

hanqaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².

hawohankaag [m.l]
Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.

hawohankaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.

hawohankaagid [m.f.dh]
eeg hawohankaag². ld hawohankaag¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg