hankaagid
(m.f.dh)

eeg hankaag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hankaagid

hawohankaagid [m.f.dh]
eeg hawohankaag². ld hawohankaag¹.

hankaag [m.l]
Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.

hankaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg